Fariidnimada Ilmahaagu Waxa Ay Ku Xidhan Tahay Nooca Cuntada Aad Siiso
December 24, 2017 - Written by Berbera Today
Washington(Berberatoday.com)-Cilmibaadhis cusub oo Maraykan ah ayaa daahfurtay in carruurta ugu yaraan hal mar toddobaadkii
la siiyo kalluunku ay ka fariidnimo badan yihiin kuwa aan la siinin, isla markaana ay seexdaan hurdo fiican. Cilmibaadhista oo ay sameeyeen xeeldheereyaal ka tirsan kulliyadda caafimaadka ee jaamacadda Pennsylvania ee Maraykanka, natiijadeeduna ay soo baxday jimcihii shalay oo uu faafiyey Joornaalka Scientific Reports ayaa lagu ogaaday, ayaa muujisay in: