“Wasiiradii Hore Ma Suuqii Baa Durtaba Ka Hor Yimid , Mise Muuse Ayey Wax Ka Rux Ruxanayaan ” Xinif Oo Si Kulul Ugu Jawaabey Wasiiradii Xukuumada Siilanyo”Daawo Muuqal
xukuumada Siilanyo ee maalintii shalay aheyd kulanka iskugu yimid isla markaana ku dhaliilay wasirada cusub ee xukuumada Muuse Biixi .
Siyaasi Xinif ayaa waxaa uu sidoo kale warbaahinta u sheegay ujeedka ay mustabalka Damacsan yahiin wasiiradaasi oo uu ku sifeeyey in ay tahay khilaaf la rabo in xisbiga Kulmiye mar kale la soo dhex dhigo .