“Wixii Isoo Gaadha Waxaa Ka Masuul Ah Maxamed Cabdulahi Farmaajo Iyo .. Isku Day Dil Waan Ka..” C/Raxmaan C/Shakuur
December 24, 2017 - Written by Berbera Today
Muqdisho(Berberatoday.com)-Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa Sheegay in weerarkii lagu qaaday Gurigiisa ee Dhalinyaradii ilaalada u ahayd lagu laayey toddobaadkii hore in Masuuliyaddiisa ay leeyihiin Madaxweyne Farmaajo iyo Raysal-wasaare Khayre, waxaanu sheegay wixii soo gaadha Naftiisa oo la doonayey in weerarkaas lagu dilo inuu Masuul ka yahay Farmaajo.