berberatoday.com
Boqortooyada Sacuudiga Oo Lacag Madax Furasho Duldhigtay Ninka Ugu Taajirsan Boqortooyada Iyo Cadadka Lacagta…..
December 25, 2017 - Written by Berbera Today

Jeddah(Berberatoday.com)-Dowladda Sacuudiga ayaa usoo jeedisay ninka ugu taajirsan dalkaasi amiir al-Waleed bin Talal (62-jir) oo xabsi hotelka ugu jira in uu isku furto lacag aad u badan oo lagu sheegay in ay kor u dhaafeyso lix bilyan oo dollarka Mareykanka ah.

Amiir al-Waleed bin Talal iyo xubno kale oo kor u dhaafaya 200 oo ruux islamarkaana isugu jira ganacsato, amiirro iyo waliba siyaasiyiin xilal wasiirro soo qabtay ayaa waxaa lagu eedeeyay musuq-maasuq, waxaana ay xabsi ahaan ugu jiraan hotelka lagu magacaabo Ritz-Carlton hotell ee magaalada Riyadh.

Xubno ku dhow-dhow amiirka ayaa sheegay in uu diiday in uu madaxfurasho ahaan u bixiyo lacagtaasi sababo la xidhiidha hadii uu bixiyo in uu isku caddeynayo in uu dambiile yahay, balse uu doonayo in uu si kale ula macaamilo dowladda.

Xadhigga amiirkan iyo xubnaha kale oo labada boqol kor u dhaafaya ayaa lagu sheegay mid lala xidhiidhinaayo is-muujiska amiirka da`da yar ee talada dalkaasi la wareegay  Mohammed bin Salman (32-jir).

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews