Guri Uu Leeyahay Madaxweynaha Koongo Oo La Gubay Iyo Cida Gubtey Oo La Ogaadey
December 26, 2017 - Written by Berbera Today
Congo(Berberatoday.com)-Maleeshiyaad laga shakisan yahay oo ku sugan waddanka
Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Koongo ayaa waxa ay gubeen guri uu leeyahay Madaxweynaha waddankaasi Joseph Kabila.
Mr Kabila ayaanan joogin guriga markii la gubayay.
