Putin Oo Madaxweynaha Ruushka U Tartami Doona Markii Afraad
December 27, 2017 - Written by Berbera Today
Moscow(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, ayaa si rasmi ah loogu magacaabay inuu
u tartamo in dib loo soo doorto bisha March , taas oo noqon doontaba markiisii afraad ee uu xilkan u tartamo.
Muusan ka soo muuqan xaflad ka dhacday magaalada Moscow taas oo lagu xaqiijinayay musharaxnimadiisa.