berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Xukumada Somaliland Oo Si Rasmi Ah U Shaacisay In La Hakiyay Heshiiskii Saldhiga Military Ee Berbera Iyo Sababta Keentay”Daawo Muuqaal Wasiirka Arimaha Debeda
December 27, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka arimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa waxaa

uu si rasmi ah u shaaciyey in uu hakad ku yimid saldhigii dawlada Imaraadka carabtu ka dhisanayeen magaalada Berbera

Sidoo kale Wasiir Sacad Cali Shire ayaa waxaa uu beeniyey in uu isagu diray warqad uu ku hakinaayo saldhigaas , balse ay jiraan xidhiidho dhex maray Imaraadka oo ku saabsan sidii loo qabyo tiri lahaa waxii qabyo ah ee jira , Wasiirka ayaa sidan ku sheegay Wareysi uu siiyey telefishan SAAB TV

 Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
 
 
 
 
 
 
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews