berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Madaxwayne Muuse Biixi oo Xafiiskisa Kulan Kula Qaatay Madaxwaynihii Hore ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin
December 28, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha cusub ee somaliland Md Muuse Biixi Cabdi  ayaa maanta qaabilay madaxweynihii sadexaad ee somaliland Daahir Rayaale Kaahin.

Daahir Rayaale Kaahin ayaa waxa kulanka uu la yeeshay madaxweyne Muuse Biixi ku wehelinayey Xuseen Cali Ducaale iyo Cabdilaahi Maxamed Ducaale oo u ahaan jiray wasiiradii Arimaha Dibada iyo Maaliyada.

Kulankan ayey madaxtooiyada somaliland ku sheegtay inuu ahaa mid booqasho iyo salaan oo dhex martay madaxweyne Muuse Biixi iyo madaxweynihii sadexaad ee somaliland Md Daahir Rayaale Kaahin

Dhinaca kale wararka laga helayo kulankaasi ayaa sheegaya in madaxweyne Muuse Biixi uu doorbiday inuu talooyin waydiisto maadaama
oo dhawaan uu la wareegay xilka madaxweyne ka dib markii uu ku guulaystay doorashadii madaxtooyada ee dalka ka dhacday bishii November ee sanadkan.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews