Akhriso”Qoys Saddex Bilood Ku Xayiran Garoonka Diyaaradaha Bangkok Ee Dalka Thailand Iyo Sababta
December 29, 2017 - Written by Berbera Today
Bangkok(Berberatoday.com)-Afhayeenka waaxda socdaalka Pol Col Cherngron Rimphadee, wuxuu BBC-da u sheegay
in qoyskan ay dalka Thailand ku galeen dalxiis ahaan. Waxay isku deyeen in Bangkok ay ka duulaan bishii Oktobar oo ay sii aadaan magaalada Barcelona ee dalka Spain, ayagoo sii mari lahaa magaalada Kiev ee Ukraine.
Balse waa loo diiday in ay diyaaradda raacaan, maadaama aysan haysan dal ku galka Spain.