Daawo Muuqalka”Guddoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Caqabadaha Sharci Ee Hor-taagan Doorashooyinka Goleyaasha Wakiillada Iyo Guurtida
December 31, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa ka hadlay Caqabadaha Sharci ee keenaya in Qabsoomid la’aanta Doorashooyinka Guurtida iyo Wakiillada JSL.
Guddoomiye Saleebaan oo Maanta ka hadlayey Fadhigii Golaha Guurtida oo ah Kala-fadhi ku soo beegmay doorashadii Madaxtooyada ee Dalka ka dhacday 13-kii November, 2017-ka, ayaa faahfaahiyey caqabadaha dhanka sharciga ee jira.
Halkan Hoose ka Daawo Warkaasi oo Muuqaal ah