berberatoday.com
Qarax Sababey Dhimasho Iyo Dhawaac Oo Goor Dhaweyd Ka Dhacay Magaalada Moqdisho
December 31, 2017 - Written by Berbera Today

Moqdisho(Berberatoday.com)-Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay

 Qarax subaxnimadii hore ee saaka magaalada Muqdisho lagula eegtay ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo kuwa howlgalka midowga Africa AMISOM

Image may contain: one or more people, sky and outdoor

 

 

Qaraxa oo ahaa miino dhulka lagu Aasay ayaa lagu weeraray ciidamada marayay Waddada Warshadaha ee magaalada Muqdisho.

Saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda ayaa warbaahinta u sheegay in Qaraxa uu ku dhintay Hal Askari oo ka tirsanaa ciidamada dowladda ilaa saddex kalana ku dhaawacmeen.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews