berberatoday.com
Madaxwaynaha Iiraan Hasan Roohaani Oo Ka Digay Dibadbaxyada Ka Socda Dalkiisa
January 1, 2018 - Written by Berbera Today

Tehran(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha dalka Iiraan Xassan Rouhani ayaa markii ugu horeysay si toos ah uga hadlay dibad baxyada ka socda dalkaasi.

Madaxwayne Rouhani ayaa sheegay in dadka dalkaasi ay xaq u leeyihiin in ay dibad bax dhigaan balse aysan xaq u lahayn in ay ku kacaan fal rabshado wata.

roohaani

Mr Rouhani ayaa ka digay in dowladiisa aysan u dulqaadan doonin in wax la burburiyo ama la abuuro qas iyo jahwareer bulshada wax u dhima.

Madaxwaynaha Iiraan oo hadal ka jeedinayay kulan ay lahaayeen golaha wasiirada ayaa sheegay in dhibaatooyiinka imika ay wajahayaan dadka reer iiraan ay yihiin kuwa ka dhashay cunaqabataynta caalamiga ah.

Dibad baxyada dalka Iiraan ka socda ayaa waxa ay ku sii fidayaan magaalooyiin badan.

Booliiska magaalada caasimada ah ee Tehran, ayaa isticmaalay biyaha tuubooyiinka laga tuuro si ay dibad baxayaasha u kala cayriyaan.

Xigasho: bbc

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews