berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Muuse Biixi Oo Xiligii Ololaha Hore Ubalan Qaaday In Dhalinyarada Sida Dhaqanka Xun Timaha Ula Baxda Laga Xiiri Doono Kuwa Surwaalka Isku Dhajiyana Lagu Ganaaxi Doono Inay Tiinka Iyo Khashinka Magaalooyinka Ka Guraan
January 2, 2018 - Written by Berbera Today

Hargaysa(Berberatoday.com)-Madaxwayanaha Jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in uu talaabo qaadi doono dhalinyarada timaha la baxda,kuwa dharka ku dhagan xidhan iyo dhaqamada shisheeye ee wadamada dibaada laga soo waarido oo dalka ku soo badanaya  mudooyinkan danbe Somaliland. Hadalkan ayaa madaxwaynaha Somaliland ka soo yeedhay xiligii lagu jiray ololaha doorashada madaxtooyada

Halka labadii maalmeed ee ugu danbeeyay ay ciidamada boolisku ugaadhsanayeen dhalinyarada la baxda timaha oo ay suuqa dhexdiisa kaga xiirayaan.

Hadalkan ayaa madaxwaynaha Somaliland ka soo yeedhay xiligii lagu jiray ololaha doorashada madaxtooyada

Halka labadii maalmeed ee ugu danbeeyay ay ciidamada boolisku ugaadhsanayeen dhalinyarada la baxda timaha oo ay suuqa dhexdiisa kaga xiirayaan.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo Dhamaystiran;

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews