berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Wasiirka Qorsheynta Dawlada Xamar Oo Iminka Ka Hadley Ujeedka Safar Uu Ku Jooga Somaliland” In Aan Imaado Wax Ii Diidayaa Ma Jirto ..”Daawo Muuqal
January 3, 2018 - Written by Berbera Today

Badhan(Berberatoday.com0-Wasiirka Wasaarada qorsheynta Somaliya Muddane Jamal Maxamed Xasan ayaa

waaa uu markii ugu horeysay uu ka hadley ujeedka safar uu ku joogo magaalada Badhan ee gobalka Sanaag ee Somaliland

Wasiirka oo goor dhaweyd la hadley laanta afka Somaliga ee Idaacada BBC-da waxaa uu sheegay in uu halkaasi u joogo sidii uu caawimo u soo gaadhsiin lahaa dadka ku nool deeganada gobalka Badhan

 

 

Sidoo kale wasiirka ayaa sheegay in safarkiisa ay ku wehelinayaan masuulyiin iyo xildhibaano ka tirsan maamulka Puntland isla markaana waxaa uu carabka ku dhuftey in aaney jirin cid u diideysa in uu imaado gobaladaasi maadama oo ay yahiin dhul Soomaliyeed waa sida uu hadalka u dhigaye

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/nnlbYOTGdOs

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews