Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro Oo Masuul Cusub Magacaabey
January 4, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI
Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi (Cirro) ayaa agaasimaha fulinta ee xarunta dhex ee xisbigaasi u magacaabay garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed
Halkan Hoose Ka Akhriso Warqada Magacaabista

