berberatoday.com
Raiisal Wasaaraha Dawlada Xamar Oo Xilalkii Ka Qaaday Wasiiro Ay Kujiraan Yuusuf Garaad Iyo Cabdi Saciid Faarax(Juxa)
January 4, 2018 - Written by Berbera Today

Moqdisho(Berberatoday.com)-Wasiirka Warfaafinta Dawlada Xamar Cabdiraxmaan Yariisow ayaa sheegay in raii’sal wasaaraha xukuumadda federaalka Somaliya Xasan Cali Kheyre uu xilka qaadis ku sameeyay saddex wasiir, saddex kalana uu magacaabay.

Saddex wasiir xilal laga qaaday ayaa kala ah

1. Yussuf Garad Cumar…wasiirka arrimaha dibedda —

2. Khadra Axmed Ducale ganacsiga iyo warshadaha

3. Cabdi Saciid Faarax (Juxa) arrimaha gudaha iyo federaalka

 

 

Saddex daas wasiir ayaa lagu baddalay Wasiiradan 

1. Maxamed Cabd Xayir Maareeye, Ganacsiga iyo warshada

2. Cabdi Maxamed Sabriye, arrimaha gudaha

3. Danjire Axmed Ciise Cawad, wasiirka arrimaha dibedda

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews