berberatoday.com
Xidhiidhka Kubada Cagta Aduunka Ee FIFA Oo Garsoorayaal Soomaali Ah U Aqoonsaday Heer Caalami
January 4, 2018 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Xidhiidhka kubada Cagta Caalamka ee FIFA ayaa soo saaray Liiska Garsoorayaasha heer Caalami gaadhay kuwaas oo ay kujiraan Garsoorayaal Soomaali ah.

Garsoorayaasha lasoo saaray liiskooda waxaa ka mid ah Garsoorayaasha Soomaaliyeed ee kala ah Cumar C.qaadir Cartan iyo Maxamed Soomaali kuwaas oo loo gartay in ay caalami noqdaan markii ay buuxiyeen shuruudihii looga baahnaa.

Labadaan Garsoore ayaa Sameeyey dadaal dheeraad ah sanadihii la soo dhaafay waxaana la filayaa in ay Guul Magac u soo hooyaan dalkeena Soomaaliya iyaga qaban karaya ciyaar kasta oo kubada Cagta ah oo FIFA ay maamulayso wixii hadda ka danbeeya. Liiska garsoorayaasha FIFA soo saartay iyo dalalka ay u kala dhasheen.

Khadar Jaamac Dirir

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews