Daawo Muuqalka”Dadwaynaha Ku Dhaqan Magaalada Tog Wajaale Oo Maamulka Degmada Ku Eedeeyay Iibka Dhulkii Danta Guud Iyo fariinta Ay Udireen Madaxwayne Muuse Biixi.
January 5, 2018 - Written by Berbera Today
Togwajaale(Berberatoday.com)-Dadwaynaha ku dhaqan magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale ayaa cabasho Xoogan Ka Muujiyay Maamulka Degmada oo ay Ku Eedeeyeen in gabi ahaanba iibiyeen Dhulkii Danta Guud, Gaar ahaan Dhulkii Ceelka Biyaha, Wdooyinkii Suuqa Dhex Marayay iyo sidoo kale Dhulkii Sariimada Magaalada Wajaale.
