Daawo Muuqalka”Maayarka Berbera Cabdishakur Cidin Oo Ka Hadlay Dhulka Raasiga Ee Madaxweyne Muuse Biixi Wareegtada Ku Xayiray Iyo Jawaab Uu Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Wasiirka Cusub Ee Hawlaha Guud
January 5, 2018 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Maayarka Magaalada Berbera Cabdishukuur Cidin ayaa ka jawaabay Qoraal kasoo baxay Wasaarada Hawlaha guud taasi oo Uu ku Tilmaamay mid aan sharciga waafaqsananayn.
Sidoo kale Maayarka Berbera ayaa ka Dareen celiyay Wareego uu madaxwaynaha Somalilad dhawaan ku joojiyay dhulkii Raasiga bebbera oo ay hore xukuumadii madaxwayne siilaanyo Usiisay dad kala duwan,