berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Oo Goor Dhaweyd Dalka Kaga Dhoofay Safarkiisii Uhoreeyay Isagoon Warbaahinta La Hadal Iyo Ficilo Kale Uu Saaka Sameeyey Iyo Nooca Ay Yahiin Akhriso
January 6, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa goor

 dhaweyd ka dhoofay garoonka diyaaraha ee magaalada Hargeysa ee Cigaal International Airport isaga oo ku sii jeeda dalka Jabuuti

Madaxweynaha ayaan warbaahinta la hadal isla markaana aan ka war bixin ujeedka safarka uu ku tagaayo dalka Jabuuti .

 

 

Sidoo kale madaxweyne Muuse Biixi ayaan Salaan ka qaadanin cutubyo ka tirsan ciidamada qaranka Somaliland , taas oo inta badan  mar kasta oo uu madaxweynayaashu ka baxayaan dalkooda iyo marka ay ka soo degayaan ay salaan sharaf ka qaadan jireen ciidamada

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews