Akhriso”Tahriibayaal Ay Doon Kula Dagtay Badda Liibiya Iyo Talyaaniga U Dhaxaysa Iyo Tirada Dhimashada
January 7, 2018 - Written by Berbera Today
Libya(Berberatoday.com)-Ugu yaraan sideed qof ayaa ku dhintay badda 84 kalena waa la soo badbaadiyay ka dib markii doon ay la socdeen ay ku degtay badda u dhaxaysa Liibiya iyo Talyaaniga.
Waxaa kaloo la la’yahay dad kale oo doonta saarnaa sida ay sheegtay hay’ad dalka Spian laga leeyahay.
