Daawo Sawirada:-Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Jabuuti .
January 7, 2018 - Written by Berbera Today
Jabuuti(Berberatoday.com)-Magaalada Jabuuti ee caasimada Dalka Jabuuti waxaa si
heer sare ah loogu soo dhaweeyey Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi waxaana qolka V.I.P ee madaarka Jabuuti madaxweyne Biixi ku soo dhaweeyey madaxweynaha dalka Jabuuti Md Ismaciil Cumar Geele
.
Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Warkan
