Laba Wasiir Oo Ka Tirsanaa Dowladdii Madaxweyne Mugabe Oo Maxkamad La Soo Taagay Iyo Arimaha Ay Sameyeen
January 7, 2018 - Written by Berbera Today
Zimbabwe(Berberatoday.com)-Laba nin oo horey wasiiro u ahaa ayaa maxkamad la sootaagay dalka Zimbabwe.
Wasiiradan ayaa waxa lagu soo oogay dacwad la xidhiidhta falal musuqmaasuq.

Wasiirkii hore ee tamarta Samuel Undenge,ayaa lagu eedeeyay in uu qandaraas dhan 12,000 oo doolar uu siiyay shirkad aan shaqaynin.