War Deg Deg Ah”Maxkamada Gobolka Awdal Oo Xukun Xadhig Oo Min Laba Sanadooda Ku Xukuntay Laba Wariye Oo Magaalada Borama Ku Xidhnaa Iyo Sababta Xadhigooda
January 7, 2018 - Written by Berbera Today
Borama(Berberatoday.com)-Maxkamada gobalka Awdal ayaa waxaa ay saaka min laba sanno oo xadhig ah
ay ku riday laba wariye oo ka hawl gala gobalkaasi laguma magacaabo Rashiid Maxamed Cabdilaahi Xussen Dabshid Iyo Axmed Diiriye CIiltire
Labadan wariye oo dhawaan ciidamada amaanku ay xidheen ayaa baahiyey warar sheegaya in jabhad ka tirsam Qoomiyada OROMADA dalka Itoobiya lagu toobabaro