berberatoday.com
“Waan Hanbalyeynayaa Wasiirka Qorsheynta Somaliya Ee Badhan Yimid,Dadka Reer Badhameedna Qadoodi Somaliland Ku Noqon Maayaan Aan Waxba Laga Siin Mashaariicda”Xildhibaan Baar”Daawo Muuqaal
January 7, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Baar Siciid Oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland isla

 markaana laga soo doortey gobalka Sanaag dhalasho ahaana ka soo jeeda deeganka Badhan ayaa waxaa ay soo dhaweysay safarkii uu dhawaan wasiirka qorsheynta dalka Somaliya uu ku yimid deegandaas

Xildhibaanda ayaa ugu horeyn sheegtay in wasiirkaasi uu marka hore u yimid dadkiisii iyo deegaankiisii isla markaana uu u yimid dadkiisii oo dayacan waxna uu u soo kordhiyey oo uu lacag 5 Million ah ku daray waddo isku xidha Ceel Daahir iyo Ceerigaabo oo uu dhismaheedu socdo

 

 

Sidoo kale xildhibaanada ayaa carabka ku dhufatey in deegandaas ay Somaliland dayacdey oo aaney waxba u qabanin dadka deegankaas , isla markaana aan mashaariicda Somaliland aan laga qeyb galinin deegandaas 

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/ZA-CmCW5E0Y

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews