Wasiirkii Hore Ee Duulista Dawlada Xamar Oo Kashifay Heshiis Hawada Ku Saabsan Oo Uu La Saxeexday Maxamuud Xaashi + Akhriso
January 7, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee duulista ee Soomaaliya Siciid Jaamac Qoorsheel, ayaa
ka hadlay heshiis uu sheegay inuu la saxeexday wasiirkii hore ee duulista ee xukuumadii Siilaanyo Maxamuud Xaashi Cabdi.
Mr. Qoorsheel oo u waramay Telefishanka Goob-joog, isagoo jooga magaalada Muqdisho, wuxuu aad u ammaanay Maxamuud Xaashi Cabdi oo uu ku tilmaamay nin aad u maskax furan oo ammaan leh, marka la eego arrimaha hawada Soomaalida, waxaanu soo bandhigay heshiis ay wada saxeexeen. Ugu horayn wuxuu yidhi