“Madaxweynuhu Inuu Joojiyo Dhulkii Raasiga Waan Soo Dhaweeynayaa, Waana Ku Taageersanahay” Xildhibaan Kijaandhe
January 12, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Guddida Arrimaha Dibadda ee Golaha Wakiilada Somaliland Axmed Cabdi Kijaandhe, ayaa sheegay in Somaliland xaq u leedahay inay xadkeeda gaadho, waxaanu tilmaamay inay Somaliya iyo Puntlanba ay Somaliland faragelin ku hayeen ilaa Doorashadii.
