berberatoday.com
Xoolo Isugu Jira Lo,Iyo Adhi Oo Ilaa Xalay Dekeda Berbera Ugu Xaniban Wiishashkii Dekeda Ee Rari Lahaa Oo Wada Fadhiistay Iyo Cabashada Ganacsatada Xoolaha Oo Bananka Timi
January 12, 2018 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Xiligan Waxaa Wali xayiran sayladii Ugu Wanayd Ee Xoolaha Loo Iib gayn jiray Waa dalka sacuudiga, Waxaase Suuqyo Aan Isku halayn Lahayni ka Furan Yihiin Wadanka Cumaan iyo Wadanka ay Somaliland Xaga Bada jaarka ka Yihiin Ee Yemen Oo Dagaal Sokeeye Aafeeyay, Hadaba Dekada Berbera Ayaa Ganacsatada Xoolaha Dhoofisaa ka Cabanayaan, Waxaana Caawa Oo Illaa Afar Doonyood oo Yar yar oo Qaadin Lahaa Xoolo Isugu Jira Lo, iyo Adhi Cadibaad Ku Keentay Wiish,La,aan Sababtay In Lo,dii Wali Dhex Tuban tahay Barxada Dekada Iyadoo Fiidkii Hore Lasoo daayay,

Waxaana Qaar Kamida ganacsatada Oo Caawa Lasoo Xidhiidhay Warbaahinta U Sheegeen In Wiish Kaliya Oo hada Shaqada Dekada wadaa Uu ka Shaqaynayo Markabka U Raran hay,ada cuntada aduunk ee WFP Taasina Xanibaad Ku Noqotay Lo,dii La Rarari Lahaa, Mid Kamida ganacstadan Xoolaha Dhoofisa Ayaa ku tawaawucay In Ay Nasiib Daro tahay In Dekadii Berbera oo Habeenada qaarkood Laga rari Jiray Sadex Boqol Oo Kun Oo Neef Oo Adhi Ah iyo Lo Lagu Qiyaasay Toban Kun Oo Dibi In Caawa 2300 oo Dibi Loo Laayahay Wax rara oo wiish ah,

Waxaanu yidhi ganacasadahaasi”Waxaanu Yeedhay Wax Badso wax Beel Ayaa\y Leedahay, Gancsadhan Oo Magciisa Ka Gabsaday Ayaa Sheegay In Ay U dacwoodeen Madaxda Dp World ee Dekada Berbera hase yeeshee aan dheg loo jalaqsiin cabashadooda ilaa hadana xoolihii noolaa Dekeda dhex taagan yihiin oo waagu ugu baryay saaka.

Xooluhu waa qaniimada kaliya ee dalkani leeyahay dalka debediisana udhoofiyo waana noole ubaahan in la dayeelo oo laga ilaaliyo wax kasta oo cadibaad ku ah sababtoo ah ilahay SWT waa kugula xisaabatamayaa cadibaad aad xoolaha ugaystyo;

Geesta kale shirkada DP World ee Dekeda Berbera Maamusha ayaa dib udhac dhinaca shaqada iyo adeega ah Dekeda Berbera ku keentay ilaa markii ay la wareegtay waxanay taasi keentay in ganacsto badan oo dalka badeecado kala soo dagi jiray uwareegaan dhinaca Dekeda jabuuti oo la sheegay in adeegeedu hufanyahay.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews