berberatoday.com
Dowladda Suuriya Oo La Sheegayo Inay Gaas Sun Ah Adeegsatay
January 14, 2018 - Written by Berbera Today

Suuriya(Berberatoday.com)-Wararka horu dhaca ah ee halkaasi ka imaanaya ayaa sheegaya in

 deegaanka uu weerrarka ka dhacay laga dareemay urta gaaska.

Howlwadeennadad caafimaadka ee ku sugan Bariga magaalada Ghouta ayaa sheegay in lix qof laga daweeyay xannuun aan sidaa u waynayn oo neefsiga la xiriiro, iyadoo aagga uu weerrarka ka dhacay maalin walba cirka laga duqeeyo.

Image may contain: one or more people and outdoor

 

 

Waxaa lagu soo warramayaa in ay jiraan dad badan oo halkaasi ay dhibaato kasoo gaartay, iyada oo hay’adda Qaramada Midoobay ay sheegtay in afar boqol oo kun oo qof ay wajahayaan xaalad ba’an oo bini’aadamnimo.

Yussuf Ibraahim waa macalin haatan ku nool dhulka hoose ee gurigiisaoo ku yaalla degmada Xarasta, oo ka baxsan magaalada Ghouta.

Waxa uu sheegay inuu la hadalay qaar ka mid ah saaxibadiias uuna weeydiyay sida ay wax u dhceen, waxa ayna u sheegeen in ilaa 50 qof ay waxyeelo kasoo gaarat dhacdadan ayna weli cisbitaalada ku jiraan si loo daaweeyo.

Xukuumadda bashaar al Asad ayaa dhwor jeer beenisay in ay dad rayid ah u adeegsatay suntan gaaska.

Sarkaal ka tirsan Qaramada Midoobay oo ku sugan magaalada Dimishiq ayaa u sheegay BBC-da in aad looga walaacsan yahay dhacadaan ayna khalkhal ku abuurtay dadka.

Qoysas badan oo ku nool Bariga Ghouta ayaa hadda ku nool dhulka hoostiisa si ay uga badbaadaan gantaalada diyaaradaha ee lagu tuurayo magaaladaasi.

Ciidamada dowladda Suuriya waxa ay weeraraan kooxda muucaradka oo mar walba isku dayda inay u dhowaadaan xerooyinka milltariga ee Suuriya.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews