Ingiriiska Oo Bilaabay Ol’ole Caalamiya Oo Lagu Dhiirrigelinayo Maalgashiga Waafaqsan Shareecada Islaamka
January 14, 2018 - Written by Berbera Today

London(Berberatoday.com)-Wasaaradda Ganacsiga Caalamiga ah ee dalka Ingiriiska ayaa bilawday ol’ole ballaadhan oo caalamiya, kaas oo ay dunida oo ay ku jraan dalalka Bariga Dhexe iyo Khaliijku ku dhiirrigelinaya in ay maalgashi waafaqsan shareecada Islaamka ku sameeyaan dalka Ingiriiska.