Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdillahi Oo Raalin Galin Ka Bixiyay Weedho Kaftan Ah Oo Madal Caleema Saar Uu Ka Jeediyay Oo la Mixnadeeyay
January 14, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaanka Guud ee Beelaha subeer Awal Suldaan Xasan suldaan Cabdillahi Suldaan Diiriye ayaa raali galin ka bixiyay hadal kaftan ah oo uu ka jeediyay fagaare lagu caleema saarayay garaad ay yeelan doonto Beesha Reer hindood ee bariga burco,
Suldaan Xasan Suldaan Cabdillahi ayaa sheegay in hadalkiisaas oo kaftan fagaareed ahaa la mixnadeeyay loona bedelay qaab aanu odhan oo khaldan waxaana Suldaanku bartiisa facebooka soo dhigay qoraal kooban uu kaga raali galinayo Bulshada sida khaldan loogu dhigay isaga oo jawaab cadna ka bixiyay ayaa waxa uu udhignaa qoraalkiisu sidane halka Hoose ka akhriso”