berberatoday.com
Wariye Maxamed Aadan Dirir Oo Dhaawacyo Isugu Jira Jabniin Iyo Dakhar Loogu Gaystay Xabsiga Hargeysa Uu Ku Xidhanyah Isagoo Xukuman 18 Bilood
January 15, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-sida aanu ka soo xiganay qoyska wariye Maxamed Aadan Dirir oo ah suxufi sife sharci daro ah loogu xukumay Sanad iyo Lix Bilood 2017dii bishii sagaalaad ayaa la sheegeyaa in dhaawac isugu jira jabniin gacanta midiga iyo dakhar madaxa ka gaadhay oo afar qodob ahi soo gaadhay kadib markii mid kamida maxaabiista xabsiga kula jiraa dagaal qaawan oo weerar ah ku qaaday xili uu hurday  sida ay noo xaqiijisay Xaaska suxufigan Fahiima Saalax Cismaan oo nala soo xidhiidhay waxaanay haweenaydu xustay inaan odaygeeda Cisbataal lagu daaweeyo la gayn xabsiguna aanu lahayn goob caafimaad oo wanaagsan hadana uu xanuun ujiifo.

Ninka dhaawac ugaystay suxufigan ayaa waxa la sheegay inuu yahay Xadhig badana ku xukuman budhcadnimo iyo dhac uu gaystay oo mudaba xabsiga kujiray.

Masuuliyiinta Cadaalada iyo Kuwa Xabsiga Hargeysa toona Kamay hadal dhaawacyada loo gaystay suxufigan sifaha sharcidarada ah lagu xukumay xiligii Xukumadii Madaxweyne Siilanyo dalka ka talinaysay iyada oo aan xiligaas xitaa loo ogolaan inuu isdifaaco ama qareen udoodo si dag dag ahna loo xukumay Mandheerana lagu tuuray hase yeeshee dhawaan mar ay hadleen Haayadaha udooda Xuquuqal insaanku laga soo celiyay Mandheera oo Xabsiga hargeysa lageeyay.

Fahiima Saalax Cismaan ayaa sidoo kale sheegtay inay xaalad dhaqaale la,aaneed la daristay qoyskooda oo isagu ushaqayn jiray mudada sfarta bilood ee uu xidhanyahayna xaaladooda nololeed tahay mid llidata.

dacwada Xdhiga Suxufiga Keentay ayaa waxa ka gudbiyay Mulkilaha iskuulada Nuuradiin ninka lagu magaaco Mahad Ibraahim oo sife kasta oo uu u adeegsan karaayay in suxufiga Loo xabsi sameeyay aakhirkiina ku guulaystay.

Gudoomiyaha Markii labaad sifaha jujuubka ah loogu cumaamaday hogaaminta Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamud Cabdi Jaamac Xuuto ayaa n marnaba ka hadal xadhiga suxufigan isaga suxufiga Maxbuuska ahina hore ugu eedeeyay inuu xadhig la maaganyahay dacwada laga gudbiyayna oo hoosta ka hagaayay waxaanu Maxamed Aadan Dirir arinkaas sheegay ka hor intii aan la xidhin.

Warkan Waxa noo xaqiijisay Haweenayda udhaxday Suxufigan Fahiima Saalax Cismaan oo nala soo Xidhiidhay.

 

 

Berberatoday.com

Hargeysa/Office

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews