berberatoday.com
Gabon: Qoys Siyaasi Ay Dhaleen Ilaa Bishii December Raadinaya Meel Uu Jaan Iyo Cidhib Dhigay
January 20, 2018 - Written by Berbera Today

Gabon(Berberatoday.com)-Bishii hore ee laga soo gudbay ayay qoyska iyo asxaabta siyaasiga Jocelyn Obame Nsimoro, oo u dhashay dalka Gabon ay raacdadiisa ku jireen.

qoyskiisa ayaan ilaa bishii december ee aynu ka soo gudubnay arag meel lagu sheegayo wiilkooda.

goob joogge ka waramay markii ugu danbaysay ayaa warbaahinta u sheegay in Jocelyn Obame Nsimoro, uu arkay isaga oo la saarayo baabuur daaqadahana loo madoobeeyey.

waxa loo badinayaa in uu xabsi ku jiro, baraha bulshaddana waxa la isku dhaafsaday in ninkaas oo mucaarad ahaa uu hadda ku jiro mid ka mid ah xabsiyadda wadanka Gabon.

gabadh la dhalatay ninkaasi oo u warantay warbaahinta ayaa xustay in walaalkeed ay ugu war danbaysay bishii hore ee december.

“Waxa aanu dacwadiisa geynay maxakamadda, waxa aanu cabashadayada gaadhsiinay sidoo kale taliyeyaasha sirdoonka iyo waaxda garsoorka ee booliska” ayay tidhi Rosin Obone

“ilaa iyo markaas ma jirto wax horumar ah oo laga sameeyay baadhitaanka walaalkay, cidi noogama waranto halka ay wax marayaan, waxaanan u sheegi lahaa dadka haysta in ay iska soo daayaan, waayo qoyskayagu aad buu ugu baahan yahay” ayay tidhi

 

 

 

 

Xigasho Sagalnews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews