berberatoday.com
Labo Wiil Oo Soomaali Ah Oo Xalay Lagu Dilay Magaalada Toronto-Canada
January 20, 2018 - Written by Berbera Today
Toronto(Berberatoday.com)- Labo Wiil oo Soomaali ah ayaa la dilay Labo kalana waxaa soo gaadhay dhawac halis ah kaddib toogasho xalay ka dhacday xaafadda Etobicoke ee magaalada Toronto dalka Canada.

Ciidamada Booliiska ayaa xidhay goobta ay toogashada ka dhacday, waxaana la sheegay in labada ruux kale ee dhaawacu soo gaadhay oo mid ka mid ah uu Soomaali yahay ay wajahayaan xaalad adag oo caafimaad.

Dhakhaatiirta Toronto ayaa xaqiijiyay in labada Wiil ee Soomaalida ah isla goobta ku dhinteen, halka labada kalana la dhigay goob caafimaad xalaadooduna tahay mid khatar ah.

Dilkan ayaa qeyb ka noqonaya dilal sanadihii ugu danbeeyay soo noqnoqday oo ka dhacay dalka Canada kuwaa oo galaaftay nolasha dhalinyaro badan oo Soomaaliyeed.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews