berberatoday.com
Ra’iisul Wasaaraha Dawlada Xamar Oo Muqdisho Kusoo Dhaweeyay Maxaabiis Somaliya Oo Laga Soo Daayay Xabsiyada Dalka Hindiya
January 20, 2018 - Written by Berbera Today

Moqdisho(Berberatoday.com)-Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqidsho

 caasimadda Soomaaliya waxaa maqribnimadii xalay ka soo degtay Diyaarad gaar ah oo siday Maxaabiis Soomaaliyeed oo laga keenay dalka Hindiya.

Maxaabiistan Soomaaliyeed oo tiradooda ay gaareyso 41 ayaa waxaa dalka Hindiya kala yimid Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir, Safiirada Soomaaliya ee dalka Hindiya iyo xubno kale.

 

Garoonka diyaaradaha Maxaabiista Soomaaliyeed waxaa ku soo dhaweeyay ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre, guddoomiye ku xigeenka labaad ee Mahad Cabdalla Cawad, Wasiirka Amniga, Wasiirka Cadaaladda, Wasiirka Caafimaadka, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha dibadda, Xildhibaano iyo masuuliyiin kale.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/eYGoqUJf0qc

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews