berberatoday.com
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Saaka Safar Deg Deg Ah Kaga Baxay Hargeysa Iyo Halka Uu Ku Sii Jeedo
January 21, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaciil Saylici ayaa waxaa uu saaka safar deg deg ah kaga baxay magaalada Hargeysa .

Image result for Saylici

Madaxweyne ku xigeenka ayaa hada ku sugan magaalada Berbera oo uu isla saaka ba ku waa bariistey , halkaas oo uu kormeeri doono mashaariic halkaasi ka socda

 

 

Sidoo kale madaxweyne ku xigeenka ayaa la filayaa sida ay ilo ka ag dhawi noo sheegen in madaxweyne ku xigeenku u sii dhaafo magaalada Berbera gobalada Bariga Somaliland gaar ahaan gobalka Sool

Mr Saylici ayaa la filayaa in uu cagta soo dhigo magaalada Tuko-raq ee gobalka Sool halkaas oo ay dhawaan ciidamada Somaliland la waregeen

Ma jiro wax war ah oo ila hada ay madaxtooyada Somaliland ka soo saartey safarkan madaxweyne ku xigeenka

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews