berberatoday.com
Turkiga Oo Duqeymo Ka Geystay Woqooyiga Suuriya
January 21, 2018 - Written by Berbera Today

Ankara(Berberatoday.com)-Turkiga ayaa duqeymo dhanka cirka ah ku qaaday bartilmaameedyo

 maleeshiyaadka kurdiyiintu ay ku leeyihiin woqooyiga dalka Suuriya.

Image may contain: people standing, sky, outdoor and nature

 

 

Milatariga Turkiga ayaa sheegay in dhawr diyaaradood oo kuwa dagaalka ah ay weerar ku qaadeen maleeshiyaadka Kurdiyiinta Suuriya ee YPG.

Warbaahinta dowladda Turkiga ayaa sheegeysa in maleeshiyaad reer Suuriya ah oo uu Turkigu taageero ay guluf dhanka dhulka ka billaabeen gobolka Afrin oo uu maamulo isbahaysiga SDF ee uu Mareykanka taageero.

Sarkaal Kurdi ah ayaa sheegay in duqeymaha lala beegsaday guryo ay deggan yihiin dad rayid ah balse Turkida ayaa sheegaya in ay beegsadeen bartilmaameedyo argagixiso.

Wasaaradda arrimaha dibadda Ruushka ayaa walaac ka muujisay hawlgalka Turkiga waxa ayna ku baaqday in xiisadda la dejiyo.

Turkiga ayaa horey u ballan qaaday in uu la dagaallami doono ciidamo Kurdiyiin u badan oo Mareykanka uu ka abaabulayay gobolkaasi Afrin ee xudduudda Turkiga la wadaago Suuriya.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews