berberatoday.com
Booliiska Masar Oo Xidh Xidhay Dhalinyaro Soomaaliyeed Iyo Sababta
January 22, 2018 - Written by Berbera Today

Masar(Berberatoday.com)-Ciidamada Booliiska dalka Masar ayaa xidhay 14 qof oo muwaadiniin

Soomaaliyeed ah, kuwaa oo laga soo qab qabtay xaafaddo ku yaalla degmada Nasri City oo ah meel si weyn Soomaalida ay u degan yihiin.

Image may contain: 2 people, people sitting

 

 

Dadka la xidh xidhay oo isugu jira Arday iyo Qaxooti ayaa waxaa loo gudbiyay saldhig ku yaalla degmada Nasri City, si loo hubiyo in ay yihiin dad sharci ku jooga dalka Masar iyo in kale sida ay warbaahinta u sheegeen jaaliyada Soomalida ah ee ku nool dalka Masar.

Ciidamada Amaanka ayaa waxaa la sheegay in ay gudaha u galeen goobaha ay Soomaalidu ku caweeyaan iyaga oo weydiinayay sharciyada ay ku joogaan dalkaasi.

Mid ka mid ah Soomaalida Masar ku sugan ayaa warbaahinta u sheegay in si gaar ah xaafadda Caashir uu howlgalkaan ugu dhacay.

Masar waxaa ku sugan tiro badan oo dad Soomaaliyeed ah kuwaa oo intooda ugu badan halkaa u jooga Waxbarasho halka dhinaca kalana ay jiraan Qaxooti Soomaaliyeed oo muddo dheerba dalkaasi ku noolaa.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews