berberatoday.com
Madaweyne Ku Xigeenka Somaliland,Wasiirka Gaashaan Dhiga Iyo Taliyaha Ciidamada Qaranka Oo Saaka Gaadhey Deeganka Tuko-Raq Ee Gobalka Sool + Khudbadii Uu Jeediyey
January 22, 2018 - Written by Berbera Today

Tuko-raq(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaciil Saylici

 iyo wafi uu hogaaminaayo ayaa waxaa ay saaka ku waa bariisteen deeganka Tuko-raq oo dhawaan ay ciidamada Somaliland kala wareegeen maamulka Puntland .

Madaxweyne ku xigeenka ayaa waxaa waftigiisa ka mid ahaa wasiirka gaashandhiga , Taliyaha ciidamada qaranka iyo masuulyiin kale waxaana uu khudbad u jeediyey shacabka ku nool magaalada Tuko-raq

 

 

Shabakada Berberatoda.com oo goor dhaweyd la xidhiidhay masuulyiin waftigaasi ka mid ah waxaa ay noo sheegen in madaxweyne ku xigeenku dadka deeganka kala hadley kuna nuux nuuxsadey qadiyada madax banaaninada Somaliland iyo sidii xuduudaha dalka Somaliland loo sugilahaa inay ka go,atahay Xukumada Cusub ee Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Hogaaminayo , sidoo kale madaxweyne ku xigeenka ayaa hadalo dagniino ah waxaa u diray maamulka Puntland

Ilaa hada madaxweynen ku xigeenka ayaa sugan gudaha magaalada Tuko-raq

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews