berberatoday.com
Akhriso Qisada”Wiil Iyo Gabadh Isu Doonanaa Oo Jeedal Lala Dhacay Ku Mutaystay Maxaad Isugu Dhawaateen Idinkoo Isqabin Dalka Indonesia+Daawo Sawirada
January 25, 2018 - Written by Berbera Today

Indonesia(Berberatoday.com)-Gobolka Banda Aceh ee dalka Indunisia ayaa waxaa xukun jeedal ah oo tacsiir ah amase( dhaqan toosin) ah ku fuliyay wiil iyo gabadh isu doonanaa in ay is guursadaan balse la arkay iyaga oo isu soo dhawaaday ,iyada oo dhawr cisho keliya ay ka hadhsanayd in la isu guuriyo.

Labadan qof ayaa waxaa la keenay meel fagaare ah oo masaajid hortiisa halkaas oo lagu garaacay midkiiba labaatan darbadood oo jeedal ah.

Gudoomiyaha Maamulka Gobolkaasi Amiinu Allah Osman ayaa dadweynaha ugu baaqay in ay ciidamada boliska ay soo gaadhsiiyaan hadii ay arkeen laba qof (nin iyo haween )oo aan Is Qabin oo isu dhawaanaya ama istaabanaya sida aanu ka soo xiganay Wargeys Kasoo Baxa Dalka Indonesia oo layidhaa Indo Newspaper

Gobolkan oo ay ku nool yihiin ilaa 5 malyan oo qof ayaa waxaa uu qaatay ku dhaqanka shareecada Islaamka oo aan wax kale wehelin.

arinkan ayaa ah mid lagu adkanayo dhaqanka suuban ee islaamka islamarkaana toosinaya dadyawga islaamka ah ee halawsan Waana sharci islaam oo loo baahanyay inuu wadama islaamka oo dhan ka hirgalo.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews