Akhriso Bisad Loo Xukumay $710 Kun Oo Dollar Oo Magdhow Ah Iyo Siday Ku Timi
January 26, 2018 - Written by Berbera Today
London(Berberatoday.com)-Bisad sawirkeeda loo isticmaalay xayaysiin ayaa loo xukumay lacag dhan $710,000 doolar oo magdhow ah, kadib markii sida la sheegay shirkadda sawirka isticmaashay ay ku xad gudubtay heshiis horay u dhacay.
