Daawo Muuqalka”Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Kormeer Ku Tagay Ceelasha Biyaha Ee Magaalo Xeebeedka Barbara Iyo Waxyaabahii Uu La Kulmay
January 27, 2018 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Biyaha Somaliland Mudane Saleebaan Yuusuf Cali “Koore”ayaa waxaa u socodaal shaqo ku tagay Ceelasha biyaha ee Berbera waxaanu halkaasi warbixin kaga dhagaystay masuuliyiinta wasaarada ee ka hawl gala goobtaasi
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/ccjEJ0oR0ok?t=86
Berberatoday.com