berberatoday.com
Somaliya”Markab Saanad Milateri U Siday AMISOM Oo Markii U Horeysay Ku Xidhtay Dekeda Baraawe+Daawo Sawiro
January 27, 2018 - Written by Berbera Today

Baraawe(Berberatoday.com)-Markab Saanad Milateri u siday AMISOM ayaa markii u horeysay ku xidhtay Dekeda Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Image may contain: ocean, sky, outdoor and water

 

 

Xilliga uu Markabka ku soo xidhanayay Dekeda Baraawe ayaa waxaa ku sugnaa Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Cali Aadan Najax iyo Saraakiil ka tirsan AMISOM.

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Najax ayaa sheegay in markabkan uu saanad iyo sahay u siddo Ciidamada AMISOM iyo Ciidanka xoogga dalka ee ku sugan Baraawe

“Waxaa Dekadda Baraawe Ku soo Xidhtay Markab Sida Saadka Ciidanka Xooga Dalka Soomaliyed iyo AMISOM, waxaana Suura Geliyay Nabada Iyo Hormarka Ka Jira Magaalada Baraawe”ayuu yidhi Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose.

Ciidamada AMISOM ee ku sugan Baraawe ayaa go’doon ku jira, waxaana sahayda iyo saanada Milateri ee looga qaadi jiray magaalada Muqdisho ay ku gaareysay Baraawe maalmo, iyadoo wadada loo galayay gaadiidka saanada iyo sahayda u siday.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews