berberatoday.com
Xukuumadda Somaliland Oo 50% Kordhisay Cashuurta Laga Qaado Aafada Jaadka
January 27, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa la sheegay inay cashuurta jaadka ku kordhisay 50% cashuurtii hore looga qaadi jiray.

Go’aankan ayaa qayb ka mid ah go’aamo ay xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi go’aamisay oo ay ku doonayso inay kula dagaalanto sicir bararka xadhkaha goostay iyo qiime dhaca lacagta Somaliland, waxaana la sheegay in go’aankani uu ku bilaabmay jaadlayaasha dalka soo geliya qaadka.

Talaabadan ayaa ka mid ah talaabooyin kala duwan oo ay xukumadda Madaxweyne Biixi ku dhaqaaqday, ka dib guddi wasiiro ah oo uu madaxweynuhu u saaray wax ka qabashada sicir bararka oo ah aafo saamayn ku yeelatay nolosha shacabka Somaliland.

Qaadka oo dhibaato caafimaad iyo nadaafadeed ku haya bulshada, ayaa haddana waxa ay dadka aqoonta dhaqaalaha bartay sheegaan inuu qayb ka yahay mashaakilaadka sicir bararka iyo qiime dhaca lacagta Somaliland.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews