berberatoday.com
Layaabka Dunida” Kalkaaliye Caafimaad Oo Lagu Eedeeyay Inuu 97 Qof Si Badheedh Ah U Dilay Laguna Xukumay Xabsi Daa’im !
January 28, 2018 - Written by Berbera Today

Barlin(Berberatoday.com)-Xeer Ilaalinta Dalka Jarmalka ayaa waxay ku eedaysay kalkaaliye caafimaad oo u dhashay Dalkaasi inuu u adeegsaday 97 qof irbado noloshooda gallaaftay, isla markaana uu si badheedh ah irabadahaasi uu ugu mudi jiray dadkaasi bukaanka ahaa.

190248Image1Ninkan ayaa waxa uu noqonayaa ninkii ugu horreeyay ee dad tiro badan ku dilla dalkaasi, ninkani ayaa waxa uu sanadkii 2015kii qirtay inuu irbadahaasi sunta ah u adeegsaday dadkaasi dhintay, balse haatan oo dacwada ka dhanka ahi soo cusboonaatay ayaa waxa lagu eedeeyay inuu laba qof oo kale u adeegsaday isla irbadaasi.

Ninkani ayaa waxa uu noloshiisa inta ka hadhay uu ku dhammeysan doonaa xabsiga.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews