berberatoday.com
Ninka Ugu Dheer Aduunka Iyo Haweenayda Ugu Gaaban Oo Masar Socdaal Dalxiisa Ku Tagay+Daawo Sawirro
January 28, 2018 - Written by Berbera Today

Cairo(Berberatoday.com)-Ninka aduunka oo dhan ugu dheer oo lagu magacaabo Sultan Kosen, kana soo jeeda dalka Turkiga oo uu dhererkiisu yahay  251 centimetres, iyo haweenayda ugu gaaban oo aduunka oo lagu magacaabo Jyoti Amge una dhalatay dalka  India, oo uu dhererkeedu yahay  62.8 centimetres, ayaa socdaal dalxiis ah ku tagay dalka Masar.

Natiijada sawirka Sultan Kosen and Jyoti Amge

Socdaalka labadan qof ee lagu qoray buugga dhacdooyinka aduunka ayaa waxa uu noqonayaa kii ugu horeeyay ee ay ku tagaan dalkaasi, waxaanay soo booqdeen buuraha ahraamta ee dalkaasi  ku yaala oo ah meelaha ay dadku u dalxiiska tagaan.

Natiijada sawirka Sultan Kosen and Jyoti Amge

“Waa Riyo ii rumawday” sidaasi waxa warbaahinta wadanka masar u sheegay Kosen, waxaanu xusay in uu aad ugu faraxsan yahay booqashada uu ku tagay dalka Masar.

Natiijada sawirka Sultan Kosen and Jyoti Amge

“In aad soo daawato buuraha ahraamta ee dalka masar, sawiro aad ku soo gasho, in aad soo aragto mucjisooyinka iyo xadaaradii hore ee dalka masar waa arrin qariib ah” ayuu sii raaciyay hadalkiisa.

Natiijada sawirka Sultan Kosen and Jyoti Amge

 

dhinaca kale Haweenayda ugu gaaban aduunka ee lagu magacaabo Jyoti Amge ayaa sheegtay in wadamada Masar iyo India ay wax badan ka wadaagaan dhinaca xadaaradaha “Dadyoowga wadamada Masar iyo India dhinaca xadaarada waa iskaga mid, waxaanay dhaxaleen xadaarado soo jiray  kumaanaan sano” ayay tidhi

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews