Xoogaga Mucaarad Ah Oo La Wareegay Xarumihii Dowlada Yemen Ee Magaalada Cadan
January 29, 2018 - Written by Berbera Today
Cadan(Berberatoday.com)-Xooggag mucaarad ah oo ka soo horjeeda dowlada dibad jooga ah ee dalka
Yemen ayaa la wareegay xarumihii dowlada ee magaalada Sanca kadib markii dagaal la galeen ciidamo daacad u ah Madaxweyne Hadi.

Ra’iisul Wasaaraha Yemen Axmed bin Daghar ayaa ku eedeeyey xooggagan gooni u goosadka ah inay abaabulayaan afgambi.