berberatoday.com
Wershad Halis Nabadgelyo ku haysa Madaarka Hargeysa, Khatarteeda Caafimaad iyo Cabashada Bulshada
January 30, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wershad laga dayriyey halisteeda Caafimaad, isla markaana la sheegay inay khatar dhinaca nabadgelyada ah ku hayso Garoonka Diyaaradaha Cigaal ee magaalada Hargeysa. Wershaddaas waxa la sheegay inuu u digay Maareeyaha Madaarka Hargeysa uu dhawaan Madaxweyne Muuse Biixi u magacaabay.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Haddaba, Warbixin ku saabsan Wershaddaas, waxay qabato, cabashada Dadweynaha iyo Digniinta la sheegay inuu Maareeyaha Madaarku Masuuliyiinta Wershaddaas ugu sheegay inay ka guuraan duleedka Madaarka ee ay Wershaddaasi ku shaqaynaysay tan iyo bilawga muddo-xileedka Xukuumaddii hore ee Somaliland ee Madaxweyne Siilaanyo, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews