Inaalillaahi wa inaa ilehi raajicuun :- Bahada berberatoday oo tacsi udireysa Reer C/laahi soo fadhiiste
January 31, 2018 - Written by berberatoday berberatoday
Inaalillaahi wa inaa ilehi raajicuun :- Bahada berberatoday oo tacsi udireysa Reer C/laahi soo fadhiiste ….
Geeridu xaq weeyee
gu’gii aad gaadhaba
gafi maysid geerida.
inaalilaalilaahi raajicuun waxaa bahweynta berberatodaymedia oo kala jooga daafaha caalamku waxay tacsi tiiraanyo leh udirayaan tafatiraha guud iyo ilma c/laahi soo fadhiiste oo dhan ehelka iyo qaraabada uu ka baxay
kabtan :- C/laahi faarax jaamac(Soo fadhiiste)- oo xalay ku geeriyooday magaalada burco gaar ahaan wadada hormarta hotel Cigaal oo laba gaadhi isku jiidhey uu ka gudanayey shaqadiisii waajibaadka ahayd.
alle how naxariistee C/laahi soofadhiiste waxaa uu ahaa nin masuul qaran ah oo in badan ka soo shaqeynayay ciidamada booliska ee kala gad gadisan
Islama maanta marxuumka waxaa lagu aasayaa magaalada burco.