berberatoday.com
Arday Kaabis Loo Sameeyay Oo Loo Soo Gebogabeeyay Imtixaan Ku Celis Ah + Daawo Faahfaahin)
February 2, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaaradda Waxbarashada Somaliland, ayaa soo gebogabaysay Imtixaan la qaadayey Arday ku hadhay Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee sannad-dugsiyeedkii 2016-2017, kuwaasi oo mar labaad Imtixaan laga qaaday, ka dib markii Afar bilood loo waday Waxbarasho Kaabis ah.

W.Waxbarshada

Gebogabada Imtixaankan shahaadiga ah waxa faahfaahin ka bixiyey Agaasimaha waaxda tayaynta Waxbarashada ee Wasaaradda Waxbarashda iyo Sayniska Aqoonyahan Maxamed Saleebaan Cumar, Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaannaadka Qaranka Daa’uud Axmed Faarax iyo Masuul kale.

Warkaasi oo Muuqaal ah halkan Hoose ka Daawo

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews